Mareykanka iyo Sacuudiga ayaa saxiixay heshiis taariikhi ah oo la sheegay inuu u oggolaanayo Sacuudiga inuu gudihiisa ku hodmiyo birta uranium-ka. Uranium-ku waa bir dabiici ah oo laga qodo dhulka.